Posts

Showing posts from July, 2017
Image
Xeyndaabka U Dhaxeeyo Dhaqtarka Guud Iyo Midka Ilkaha Makula tahay in lagaaray waqtigii ladumin lahaa derbiga u dhaxeeya dhaqtarka guud iyo kan ilkaha daweeya?? Tan iyo markii la unkay iskuulkii ugu horeeyey ee qaabilsan barashada ilkaha ee wadanka Maraykanka kuna began 1840 kii, dadku waxaa ay qabeen aragti ah in dhakhtarka daweeya cududrada guud iyo midka ilkaha ay yihiin labo shaqo oo kala duwan. Xeyndaabkaas u dhaxeeya ee kala qeebinaya labada dhinac, waa mid raad xun ku reebaya caafimaadka bulshada, waxaana la joogaa xiligi afku (daweynta ilkuhu) uu kamid noqon lahaa jidhka intiisa kale. 1840-kii, dhaqtarka ilkuhu waxaa uu xooga saari jiray bixinta iliga xumaada iyo buuxinta godadka. Maantay, dhaqaatiirta ilkuhu waxay isticmaalaan siyaabo casri ah oo ay u adeegsadaan dhanka ka hortaga, baarida iyo daweynta intuba. Maanta iyadoo la isticmaalayo horumarka casriga ah dhaqaatiirta ilkaha waxay geliyaan iliga, baaraan kansarka afka, waxay adeegsadaa sawirada 3-D (muuqaal s