Posts

Image
Waxii Strategic Management  Class kusaabsan hoos kala deg. Fadlan cinwaan kasta linkiga ka hooseya ku dhufo.  Class Rules Halkaan Guji Strategic Book Halkaan guji buuga Strat. Mgmt Chapter 1 Halkaan Guji Chapter 2 Halkaan guji Companies Purpose Chapter 3 Halkaan Guji Chapter 4 Halkaan guji Chapter 5 Halkaan guj QUIZ 1 Part A Halkaan guji Part B Halkaan Guji Case Case Questions Case Sample Case Solution Chapter6 Halkaan Guji Chapter 7 Halkaan Guji Open Book Quiz Halkaan Guji
Image
Waxii Project Management Class kusaabsan hoos kala deg Fadlan cinwaan kasta linkiga ka hooseya ku dhufo.
Image
Maxaan Bartaa? Halkee Ayaan ka Bartaa? Waxaan doonayaa in qormadaan aan ka soo qaado, su'aalo dhowr ah oo badanaaba ay is weydiiyaan ardayda waxbarasho doonka ah, ama ay qasab thay in ay is weydiiyaan. Waa su'aalo la xiriira mustaqbalkaaga iyo noloshaada ardaynimo ka dib. Haddii aad is weydiinaysid, maadada aad baranayso, meesha aad ka baran doonto iyo qaabka aad u baran doonto iyo hamiga aad leedahay ee mustaqbalka ah, qormadaan waxay fikrad kaa siin doontaa sida ugu haboon ee su'aalahaaga jawaab ugu heli kartid. Badanaa ardaydeena way ku yar tahay tirada is weydiiso su'aalahaan ama ay helaan dad kala taliya, sababahane way kala duwan yihiin, aqoon darri ha iska jirto ama awood la'aan wax doorasho intaba. Ardayga markuu rabo inuu maado barto waa in maadadaas horta hore uu u hayaa jeceyl iyo sabab weyn oo ku qasbayso inuu barto, hadii labadaba aysan jirin oo ay ka tahay jaamacad ayaa la ii xareeyay wixii ii soo baxo ayaan baranayaa, waxaa dhici k...
Image
Xeyndaabka U Dhaxeeyo Dhaqtarka Guud Iyo Midka Ilkaha Makula tahay in lagaaray waqtigii ladumin lahaa derbiga u dhaxeeya dhaqtarka guud iyo kan ilkaha daweeya?? Tan iyo markii la unkay iskuulkii ugu horeeyey ee qaabilsan barashada ilkaha ee wadanka Maraykanka kuna began 1840 kii, dadku waxaa ay qabeen aragti ah in dhakhtarka daweeya cududrada guud iyo midka ilkaha ay yihiin labo shaqo oo kala duwan. Xeyndaabkaas u dhaxeeya ee kala qeebinaya labada dhinac, waa mid raad xun ku reebaya caafimaadka bulshada, waxaana la joogaa xiligi afku (daweynta ilkuhu) uu kamid noqon lahaa jidhka intiisa kale. 1840-kii, dhaqtarka ilkuhu waxaa uu xooga saari jiray bixinta iliga xumaada iyo buuxinta godadka. Maantay, dhaqaatiirta ilkuhu waxay isticmaalaan siyaabo casri ah oo ay u adeegsadaan dhanka ka hortaga, baarida iyo daweynta intuba. Maanta iyadoo la isticmaalayo horumarka casriga ah dhaqaatiirta ilkaha waxay geliyaan iliga, baaraan kansarka afka, waxay adeegsadaa sawirada 3-D (muuqaal s...