Maxaan Bartaa? Halkee Ayaan ka Bartaa? Waxaan doonayaa in qormadaan aan ka soo qaado, su'aalo dhowr ah oo badanaaba ay is weydiiyaan ardayda waxbarasho doonka ah, ama ay qasab thay in ay is weydiiyaan. Waa su'aalo la xiriira mustaqbalkaaga iyo noloshaada ardaynimo ka dib. Haddii aad is weydiinaysid, maadada aad baranayso, meesha aad ka baran doonto iyo qaabka aad u baran doonto iyo hamiga aad leedahay ee mustaqbalka ah, qormadaan waxay fikrad kaa siin doontaa sida ugu haboon ee su'aalahaaga jawaab ugu heli kartid. Badanaa ardaydeena way ku yar tahay tirada is weydiiso su'aalahaan ama ay helaan dad kala taliya, sababahane way kala duwan yihiin, aqoon darri ha iska jirto ama awood la'aan wax doorasho intaba. Ardayga markuu rabo inuu maado barto waa in maadadaas horta hore uu u hayaa jeceyl iyo sabab weyn oo ku qasbayso inuu barto, hadii labadaba aysan jirin oo ay ka tahay jaamacad ayaa la ii xareeyay wixii ii soo baxo ayaan baranayaa, waxaa dhici k
Shukran Ustaad
ReplyDeletevery simple way to get resource
ReplyDeleteThanks Teacher
ReplyDeletei got my lessons thanks ustaadii Mohamed Ahmed Mohamed
ReplyDeleteThanks alot teacher
ReplyDeleteThanks alot teacher
ReplyDeleteThanks dear teacher
ReplyDeleteThanks ustaad alot
ReplyDeleteshukrn ustad
ReplyDeleteustaad wanu helnay mahadsanid marwaliba oon chapter cusub bilabeyno adoon inoo bilaabin inaad naagu soo hormariso insh.Allah
ReplyDeleteustaadii aad baad u mahadsantahay sida qiimaha badan ee noolawadaagtey alle haku dhowro
ReplyDeleteShukran ustaad
ReplyDeleteShukran ustad
ReplyDeleteShukran ustad
ReplyDeleteHustaadii kaaama hayno chapter three
ReplyDeleteinoo soo gali fadlan
macalinow waxba kaama hayno nala soco hadda
ReplyDeleteWaad mahadsantahay Ustaad.
ReplyDeleteThis comment has been removed by the author.
ReplyDeleteustaad waadmahadsantahty , waxaan karabay in aad nawgu soodarto ch5 jazaakallaah.
ReplyDeleteMahadsanid Ustaad
ReplyDelete